In this video, I will teach you how to invest in stocks as a beginner in 2022.

RESOURCES MENTIONED IN THIS VIDEO:

Na Gaarsii 100K Subscribers – Mahadsanidiin
👉 Register Binance https:

👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE

👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP

👉 Read – this article

✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM

✅ SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:
👉

—Join The Giveaway–
1. Like The Video
2. Comment anything under the video

Related Videos:

Related Post

36 thoughts on “Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa | Onlyinvesting.info”
  1. Ninkaan nin kabeen badan waligey ma arkin meel hebel lacag gisho 1000 kaheleysaa sheekadiisa dhan waa intaas adiga hadaad lacag gashatay natus waxii aad kaheshay

  2. Sxb waxan raba inad ika jahil bexiso, shirkad hadad share lago add lacag 5000kun dolar ku darsatid bilkastona add percentga add ka qadatid, sanado ka bacde hadad rabto inad inad shirkada share kala labato lacagtii hore add ku darsaty malagu cilina mse wey ka qubane Tnkz

  3. Sxb waxa kuweydinaya Hadi shirkada sheer fican ka Gato mahelaya lacag bishi ama sanadki mise waxa sugaya bas intu sherkeyga kor u kacayo

  4. Geele waan ku salaamayaa sxb
    Waa barnaamij fiican oo dadka inta aan aqoonta u lahayn caawin kara
    Laakiin waxaa lagaa rabaa inaad dadka usoo bandhigtid hadba suuqa furma aha
    Meeshii ku haboon maalgashi ee ku cusub suuqa ee faaiido soo kordhin kara

  5. Hadiii shirkadii aan share ka gatay uusan saamigii is badlin ama uu waxyar ku darsantay muda 2sano ah tusale ahaa lacagtaydina intaa shaqaynasay wax faido ah malihii miyaa oo aan ka ahayn qiimaha sharekayga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *