In this video, I will teach you how to invest in stocks as a beginner in 2022.
RESOURCES MENTIONED IN THIS VIDEO:
Na Gaarsii 100K Subscribers – Mahadsanidiin
👉 Register Binance https:
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP
👉 Read – this article
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉
—Join The Giveaway–
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
Bro I'm from Djibouti and I need to talk with you about a project
So where can I find you to discuss with it
Wlalo waa loo baahanyahay noo soo samee .mida kale qof Somalia jooga ma maalgashan karaa
Thanks Man!
Waa u baanahanay stock market ka ino soo daay bro
asc gelle bashir , wallal hadad u bahantahay in lagu sameyo website iyada oo lala xiriirinayo bahidada wad nala so xiriiri kartaa mahadsanid
Maah ah ustaad sxb muuqaalo nooga samee kusaabsan invesment adi adoo samaynayo runtii muhim ayuu noo yahay
Ma halal ba mise xaram?
Qaab loo maalgashto oo looga badbaado prokerada spumka ah
Haa bro noo soo samey
Ustaad hadaa hal share apple kato 1sano kadib meeqo Aan faa idi karaa
Noo sobadi bro
Next Video thanks bro
Best broker oo stock market Kee waaye
Mahadsanid walaal wax war ah maka haysaa, NIO matahay Shirkad mustaqbal leh oo la maalgeshan karo?????. Waxaan kaa rajeynaa Jawaab. Mahadsanid
Ninkaan nin kabeen badan waligey ma arkin meel hebel lacag gisho 1000 kaheleysaa sheekadiisa dhan waa intaas adiga hadaad lacag gashatay natus waxii aad kaheshay
Sxb noo same insha alh qaabka loo maal gashto iyo wadooyinka la maro insha alh aad ba ugu baahanhay Mahadsanid 🙏🏼.
asc wall kusoo celi
Noosoo sameey wll
Inshallah my brother waa kaa sugynaa
Sida loo maalgashan karo wll kaso hadal
Sxb waxan raba inad ika jahil bexiso, shirkad hadad share lago add lacag 5000kun dolar ku darsatid bilkastona add percentga add ka qadatid, sanado ka bacde hadad rabto inad inad shirkada share kala labato lacagtii hore add ku darsaty malagu cilina mse wey ka qubane Tnkz
Sxb waxa kuweydinaya Hadi shirkada sheer fican ka Gato mahelaya lacag bishi ama sanadki mise waxa sugaya bas intu sherkeyga kor u kacayo
Lkn walal kumadan soo darin side loo furto io side loo malkashto aad aya uu mahadsan thy Bwe noso badi ina malkashado Aya jcly Insha Allah
Sideeh la isku diiwaan galiyaan stock market bro iga caawi
Geele waan ku salaamayaa sxb
Waa barnaamij fiican oo dadka inta aan aqoonta u lahayn caawin kara
Laakiin waxaa lagaa rabaa inaad dadka usoo bandhigtid hadba suuqa furma aha
Meeshii ku haboon maalgashi ee ku cusub suuqa ee faaiido soo kordhin kara
Sideeban u maal gashan kara
Yaa I damaanad qadaya
Cfxf
Sweatcion maxad update kiisa usoo faahfaahin wayday zxp
Gelle bashi Africa qof jooga ma maalgashan karaa Stock market
Thank you for the information. Yes, I need to more detail about how to pay stock market and sales.
Maxaad ka taqaan stake investment? Haddii aad fikrad ka hayso noo soo bandhig brother.
Zxp see loo gu xir taa ban gi yada
Sxb marka hore wad mahadsan tahay marka xigtana waxaan rabaa inaad icaawisid
Sxb send me your number WhatsApp
Nin oo laandheere ah muxu uga baahan yahay waxan wiil harti
Hadiii shirkadii aan share ka gatay uusan saamigii is badlin ama uu waxyar ku darsantay muda 2sano ah tusale ahaa lacagtaydina intaa shaqaynasay wax faido ah malihii miyaa oo aan ka ahayn qiimaha sharekayga